Home arrow News in Somali
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:24
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:370
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 09 2008
Maxamed Qanyare oo ka Horjeystery Maamul Usameynta Gobolka Baanir
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 09 September 2008

Maxamed Qanyere AfraxMuqdisho,(insidesomalia.org)- Maxamed Qanyare Afrax oo ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyadii Magaalada Muqdisho taladana ka tureen Maxkamadihii Islaamiga ee awooda la soo baxay bartamihii 2006 da xilligana ku sugan Magaalada Baarlamaanka Saldhiga u ah ee Baydhabo ayaa ka hor yimid qorshaha Maamul u sameynta Gobolka Banaadir ee uu wado Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee soomaaliya Nuur Cadde.

 

 Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa si kulul u weeraray qaabka ay u soconeeyso arimaha maamul u sameynta gobolka Banaadir,wuxuuna sheegay in markii hore qaabka loo soo dhisay maamulkii uu hor kacayay Maxamed Dheere ay aheeyd mid sharci daro ah isla markaana sharic daro looga qaday xilka hadana la doonayo sidii hore oo kale in maamul loogu dhawaaqo gobolka Banaadir,isla markaana aysanoqon doonin mid la aqbalo.

 

“Ka hor inta aan la sameynin Maamulka, waxaa loo baahan yahay in wada tashi ballaaran laga sameeyo, waa in lala tashadaa beelaha dega Gobolka,aniga waxaan ka mid ahay dadka awooda badan ku leh Gobolka”ayuu yiri Qanyare.

 

Qanyare ayaa sheegay in isaga ka xildhibaan ahaan uusan aqoonsa dooniin wax ka soo baxa qorshaha lagu doonayo maamul u sameynta Gobolka Banaadir,waxaana uu sheegay in heshiikii ay dalka Itoobiya kuwada gaareen Madaxweynaha iyo Ra'isal wasaaraha ay ka mid ahayd in maamul cusub loogu sameyo gobolka Banaadir mudo 15 maalin gudahooda taasina uu ku sheegay in aysan suurto gal ahayn.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >